Wafti ka socda Guddiga doorashooyinka FEIT oo gaaray magaalada Boosaaso (Sawirro)

Wafti ka socda Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta soo gaaray magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, oo kamid magaalooyinka loo asteeyay doorashooyinka Golaha Shacabka.

Gudiga Maamulka doorashada federaal ee heer Puntland (SEIT) ayaa kusoo dhaweeyay xubnaha Guddiga FEIT Garoonka diyaaradaha magaaladda Bosaaso. socdaalka waftigan ayaa la xariira sidii loo dardargalin lahaa howlaha shaqo ee doorashooyinka heer federaal dowladda xubnaha ka ahna diyaar garow u galaan doorashooyinka golaha Shacabka ee ka qabsoomayaa.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading