Wafti ka socda Puntland oo gaaray degmadda Bandar-Beyla (VIDEO)

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Cabdiweli Mire Xirsi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer shaqo ku gaaray Degmada Bandar-Bayla ee Gobalka Gardaf

Wafdiga uu hogaaminayey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa ka koobnaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPl, Agaasimaha waaxda maareynta masiibooyinka Wasaaradda, Taliyaha Ciidanka madaxtooyada Qardho.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading