Wafti ka socda Wasaaradda Deegaanka Puntland oo gaaray degmadda Xiingalool (Sawirro)

Wafti ka socda Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cabdirashiid Cali Geelle ayaa gaaray degmadda Xiingalool ee gobolka Haylaan.

Waftiga oo ay qeyb ka aheyd Wasiir kuxigeenka Wasaarada Deegaanka Marwo. Saynab Ismaaciil Maxamed ayaa kulan la qaatay Maamulka, Waxgaradka iyo qeynaha kala duwan ee Bulshada degmadda Xiingalool, kuwaas oo ay ka wadahadleen la-dagaalanka Ayaxa, ilaalinta deegaanka iyo baahiyaha kajira deegaanka ee ay danaynayaan in Wasaaraddu wax ka qabato.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading