Wafti Maraykan ah oo Farmaajo kula kulmay Aadan-cade

Ka hor inta uusan galabta udhoofin Dhuusamareeb waxa uu kula kulmay garoonka diyaarada Aadan-cade Wafti Maraykan ah Farmaajo.

Maraykanku waxay Farmaajo usheegeen in ay ka rabaan Shirka Dhuusamareeb heshiis buuxa isla markaana waxii kasoo baxa sidooda loo fuliyo oo aysan jirin Baarlamaan lagu soo cesho.

Sida muuqata Farmaajo waxaa soo xirmaya Wadooyinkii uu ku war wareegi lahaa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading