Kismaayo:-Wafti sare oo ku wajahan

Wafti maqaamkiisu sareeyo,ayaa maalinka beri foog ah kusoo aadan Kismaayo xarunta Kmg ah ee Jubaland.

Waftigan oo ka socda beesha caalamka,ayaa la kulmi doona Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Xukuumadiisa.

Sida xoguhu igu soo gaarayaan wafuudan,ayaa iskugu jirta diblomaasiyiin heerkoodu sareeyo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading