Wafti uu hogaaminayo James Swan oo ka qaybgalaya doorashada Gudoonka Baarlamaan Ee Jubaland

James Swan is going to Kismaayo’

”An international delegation lead by James Swan of United Nations Assistances Mission in Somalia (UNSOM) is expected to arrive Kismaayo tomorrow”

Waftiga uu hogaaminayo Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee beri ku fool leh kismaayo,ayaa qayb ka noqonaya wafuuda ka qaybgali doonta doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubaland.

Talaabo kale oo guul u ah Dowladnimada Jubaland,ayay noqonaysaa midan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading