Waftiga ay hogaaminayaan Madaxweynayaashii hore oo PL ku wajahan

Beri 7-Subaxnimo ayay Nayrobi kasoo duulayaan waftiga dhamayn doona xaajada PSF.

Waftiga,waxaa hogaaminaya Madaxdii hore,waxuuna ka kooban yahay…

1.RW Cumar Cabdirashiid.

2.Madaxweyne Faroole.

3.Madaxweyne Gaas.

4.Xildhibaan Dhaashane.

5.Xildhibaan Shaaciye.

Garowe ayay kusoo hormari doonaan si ay ula kulmaan Dowlada,kadibna waxay usii gudbi doonaan Bosaso.

Hawsha PSF waa soo gabagaboobaysaa hadii rabo idmo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading