Weftiga Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Isimada Gobalka Mudug ee uu hogaaminayo Islaan Bashiir,ayaa lagu soo dhaweeyay deegaamada Malaasle,Balanbaleiyo Jariiban ee Gobalka Mudug.

Boqor Burhaan, Isimada Gobalka Mudug iyo Gudoomiyaha Degmada Jariiban waxay xariga ka jareen Ceel-biyood ay deegaanka Balanbal ka hirgaliyeen Ururka WORMY iyo Kebarco.



Waftiga Isimada ah ee uu hogaaminayo Boqor Burhaan iyo Islaan Bashiir waxay saakay hiirtii Waaberi ka kala heen Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal.

Waftiga Isimada,ayaa la filayaa in ay gaaraan goordhow Garacad oo ay ka socoto dhismaha Dekeda.


Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.