Waftigii Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo jidka loo galay

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo waftigiisii ayay kooxo argagixiso ah jidka ugaleen saakay.

Gudoomiyaha iyo wagtigiisa,ayaa ka baxay Degmada Dhahar waxayna kusii jeedeen xarunta Gobolka Sanaag ee Badhan marka jidka loo galayo.

Sida warku igu soo gaaray Talyaha qaybta Booliska Sanaag,ayaa ku dhaawacnay anbushkaas.

Warka oo dhamaystiran waa soo helaynaa.

Jibril Qoobey.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading