Waftigii Madaxdii hore oo gaaray Bosaso

Si weyn ayay Shacabka Bosaso usoo dhaweeyeen Madaxweynayaashii hore iyo RW Cumar Cabdirashiid oo hogaaminaya wafti balaaran.

Madaxweyne Gaas,Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Abwaan Jibril,ayaa toos ugugu tagay salaan Boqor Burhaan Boqor Muuse,markay soo galeen Magaalada.

Waxaa salaanta Boqorka ka baaqday Madaxweyne Faroole.

Waxaa xusid mudan in waftigan ay usocdaan dhexdhexaadin ku aadan khilaafka PSF


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading