Waftigii Nayrobi oo soo gaaray Garowe

Waftigii Nayrobi oo aad ubalaaran isaguna goor hore,ayuu yimid,waxuuna ugudbay Madaxtooyada.

Hada waxaa kulan gaar ah kuwada jira Madaxweyne Deni iyo Madaxdii hore.

Saakay 7-Subaxnimo ayay Nayrobi kasoo duuleen.

Waftiga,waxaa hogaaminaya Madaxdii hore,waxuuna ka kooban yahay…

1.RW Cumar Cabdirashiid.

2.Madaxweyne Faroole.

3.Madaxweyne Gaas.

4.Xildhibaan Dhaashane.

5.Xildhibaan Shaaciye.

6.Xildhibaan hore Shiike.

7.Siyaasi Salwe

8.Talya hore Saacid

Shaqadu si wacan ayay usocotaa oo hawsha PSF Dhaqanka iyo Siyaasiga Puntland ee miisaanka leh uma kala harayaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading