Wafuuda ka qaybgalaysa caleema saarka oo kusoo qulqulaysa Muqdisho

Wafuud Ka kala Socda dalalka Caalamka,ayaa soo gaaraya magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka, kuwaasi oo ka qeybgalaya caleema saarka Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud oo la qorsheynayo in lagu qabto gudaha magaaladda.

Wafuudda,ayaa waxaa ay ka kala imaanayaan dalalka Dariska, iyo kuwa kale, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweynayay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading