Wajiga 2-aad ee Wadada Ceeldaahir – Ceergaabo oo bilowday (VIDEO)

Dhismaha wajiga 2-aad ee Wadada Ceeldaahir – Ceergaabo ayaa bilaabmaya,  iyadoona wajigaan oo ah daamud saarka Wadada lagu bilaabayo 10-KM oo kamid ah Wadada.

Masuuliyiin kamid ah Gudiga iyo Hawlwadeenada Mahruuca Wadada Ceeldaahir – Ceerigaabo, ayaa ku wargeliyey Bulsha weynta iyo Gaadiidka isticmaala Wadada Ceeldaahir –  Ceerigaabo, in dib loo bilaabayo wejigii labaad ee Wadada oo ah Laami saarida, sidaas daraadeed 10KM oo kamid ah Wadada la xiray, Gaadiidkana loo diyaariyey Wadada Kale oo ay maraan oo kala leexanaysa isla Ceeldaahir.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading