Madaxweyne Ku xigeenka Dawlada Puntland Ahmed E. Osman Karaash Ayaa Maanta Daah Furay wejiga Labaad Ee wadada iskuxirta Ceeldaahir Ceerigaabo oo ay siku tashi ku dhisayso Dawlada Puntland Iyo Shacabkeeda,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.