Wakiilada Beesha Caalamka oo kusoo jeeda Garowe

Dhamaan Wakiiladii Beesha Caalamka,waxay ka dagayaan Puntland Maalinka Beri foog ah,waxaana hogaaminaysa Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey.

Weftigaas,waxaa ka mid ah Safiirada Maraykanka,UK iyo Midowga Yurub.

Ujeedka socdaalkooda,waa Wadanka in la badbaadsho.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading