Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Dacwad lagu soo oogayo

Xildhibaan C/rashiid Xidig oo ka mid ahaa Xubnihii Is bedel doonka Jubbaland ayaa sheegay inay furi doonaan gal dacwadeed ka dhan ah Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Francisco Madiera oo uu sheegay in shirkii Golaha Ammaanka ugu gafay Beel Soomaaliyeed.

Amb. Madiera oo ka hadlayay maalmo ka hor Shirka Golaha ammaanka QM ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo xubnaha mucaaradka Beesha Ogaadeen ay heshiiyeen, hadalkaasoo siyaabo kala duwan siyaasiyiin dhowr ah uga falceliyeen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading