WAR DEG DEG AH: Cabdiraxmaan Faroole oo markii labaad loo doortay xubinimada Aqalka Sare

Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa markii labaad loo doortay xubinimada Golaha Aqalka Sare ee Puntland, kaddib doorasho la dhacday xarunta Golaha Wakiillada Puntland ee Garoowe.

Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa helay 54 cod, halka musharaxa la tartamayay oo lagu magacaabo Maxamed Cusmaan Colaad uu helay 11 cod.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading