WAR DEG DEG AH: Ciidanka Farmaajo oo hoobiyayaal ku tuuray guriga Xasan Sheekh

Ciidanka Dowladda ee ka amar qaata Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa bilaabay inay hoobiyayaal ku tuuraan guriga Madaxweynihii hore Hassan Sheikh Mohamud, xilli dagaal culus uu ka socdo agagaarka Isgoyska Miiraanyada.

Wararka ayaa sheegaya in hoobiyayaasha qaar kamid ah ay ku dheceen xaafado dad shacab ah degan yihiin, lamana oga khasaaraha.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading