War deg-deg ah:-Dab xoog leh oo ka kacay kaalin Shidaal oo ku taal Bartamaha Suuqa Gaalkacyo

Kaalin shidaal oo ku taalla waddada astaan golal ee koonfurta Gaalkacyo, ayaa goor dhow waxaa ka kacay dab lagu soo warramayo inuu xooggan yahay.

Waxaa socda dadaallo ay shacabku wadaan oo dabka lagu daminayo.

Ilaa iyo ma jirto khasaaro nafeed oo la soo sheegay, balse waxaa jira walwal laga muujinayo dabku inuu baaho, maaddaama aysan jirin Dab-damis.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading