WAR DEG DEG AH: Dagaal culus oo ka bilowday Guriceel

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya Ciidammada DFS iyo kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo Xoogaga Ahlusunna uu ka bilowday magaaladaas.

Dagaalkan ayaa yimid kaddib markii Ciidammada Dowladda ay dhowr jiho ka weerareen magaalada oo mudooyinkii ugu dambeeyay ay heysteen Ciidammo taabacsan Ahlusunna, waxaana la maqlayaa dhawaqa hubka culus.

Wixii kasoo kordha kala soco Idilnews.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading