WAR DEG DEG AH: Dagaal culus oo ka socda Marka

Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in uu xiligaan ka socdo dagaal ay Shabaab ku qaadeen oo qaraxyo ku bilowday.

Qaraxyada ayaa ka dhacay saldhigyo ay ciidamada xoogga dalka ku leeyihiin xaafadda Ruusiya ee dhanka bari magaaladaasi , kadibna dagaalka tooska ah ayaa socda illaa xiligan.

La soco wixii faah faahin ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading