War deg-deg ah:-Haamaha shidaalka Bosaso oo Qarxay

Dab ayaa qabsadey Keydka haamaha shidaalka ee ay leedahay shirkada Puntland petrolium una dhow xerada Ciidanka Amniga Puntland PSF sida ay ii xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah.

Dabka ayaa ah mid xoogan waxaana ka dhashey qaraxyo waaweyn oo ay sameeynayaan haamaha shidaalka maadaama ay aheyd keydka ugu weyn ee shirkada shidaalka ee Puntland Petrolium.

Wey adagtahey in la ogaado khasaaraha maadaama ay tahey xili habeena wixii kasoo kordha halkan baan idinkula wadaagi.

 

 

Wixii kasoo Kordha waan idiinla soo wadaagi doonaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading