Ciidanka la magac baxay Badbaadada Gobalka Hiiraan ayaa caawa la wareegay qeybo badan oo kamid ah magaalada Beledweyne. Ciidanka ayaa waxaa hoggaaminaya Sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Barre oo dhawaan laga qaaday xil uu ka haayay Ciidanka Xoogga Dalka qeybta 27-aad.
Ciidanka ayaa la sheegay inay kasoo horjeedaan in Madaxweynaha Hirshabelle Ali Gudlawe Hussein uu tago magaalada Beledweyne, xilli ay soo baaqayaan warar sheegaya in Guudlaawe uu berri ku wajahan yahay magaaladaas.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.