WAR DEG DEG AH: Qarax Ismaadiimin ah oo ka dhacay Baydhabo

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Qarax ismaadimin ah lala beegsaday maqaayad ku taalla bartamaha magaaladaas.

Qaraxan oo uu fuliyay qof naftiis halige ah ayaa la sheegay inuu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, wallow inta uu gaarsiisan yahay.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading