Inta la xaqiijiyay laba qof oo shacab ah ayaa ku dhimatay qarax maanta ka dhacay Muqdisho.
Qaraxa ayaa waxaa sidoo kale dhaawac uu ka soo gaaray 4 qof oo kale oo ay ku jiraan askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.
Qaraxan ayaa yimid saacado un kadib markii saddex dhakhtar ay ku dhaawacmeen qarax lagu xiray baabuur oo shalay galab ka dhacay degmada Hodan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.