WAR DEG DEG AH: Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax ayaa ka dhacay wadada isku xirta magaalada muqdisho iyo afgooye gaar ahaan agagaarka Siinka dheer,wadadaan ayaa waxaa ka socday dhismo laami ah oo la saarayay kaasoo haatan maraya meel dhexe .

Ma cada ilaa iyo haatan qasaaraha ka dhashay qaraxaan balse waxa lasheegay inuu ahaa qarax ladhigay wadada dhinaceeda.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading