Qarax weyn oo caawa ka dhacay Muqdisho

Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor-dhaweyd lala eegtay saldhiga Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho, oo ku dhow Isgoyska Dabka, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Illaa hada Dadka la xaqiijiyay geeridooda waxaa kamid ah Taliyihii Saldhiga Waaberi Axmed baashane oo ku magac dheeraa (Calooley), iyo Askar kamid ah ilaaladiisa.

Wixii kasoo kordha kala soco Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading