Qarax xooggan oo dhawaqiisa laga maqlay guud ahaan Magaalada Muqdisho,ayaa goor-dhaweyd ka dhacay Muqdisho, waxaana fuliyey qof Naftiis hallige ku sugnaa maqaayad ku taalla Isgoyka Juba ee Muqdisho.
Maqaayadda la Qarxiyey waxaa fariisan jiray Askar iyo dad kale oo dowladda u shaqeeya.
Wixii kasoo kordha kala soco Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.