WAR DEG DEG AH: Taliye Xijaar oo Xilkii ka qaaday Saadiq John

Qoraal goordhow lagu daabacay barta Facebook ee Warbaahinta dowladda ayaa lagu shaaciyay in Taliyaha Booliska Soomaaliyeed uu xilka ka qaaday jen. Saadaq John oo ahaa Taliyaha Booliska Banaadir, saacado kaddib markii uu Taliyaha ku dhawaaqay in la joojiyay shirkii Baarlamaanka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading