War-drg ah:-Dagaal xoog badan oo ka socda Koonfurta Gaalkacyo

Gudaha Xaafada Baraxley ee Koonfurta Gaalkacyo waxaa weerar ku qaaday Saldhiga Ciidamada Danab Maleeshiyo beeleed gadaal ay ka riixayaan Alshabaab.

Maleeshiyadan waxay ka caraysan yihiin Xubno Alshabaab ah oo ay Ciidamadu qabteen shalay.

Dhimashadu waa labo dhaawacuna waa 15.

Ilaa iyo hadana dagaalku waa socdaa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading