Waraaqaha Cod bixinta Doorashada SL Oo Hargaysa soo gaaray

Gudiyada Doorashooyinka iyo Hawlgallinta Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda SL,waxay Maanta Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Hargeysa ka soo dejiyeen Waraaqaha Codbixinta (Ballot Papers).

Waraaqahan,waxaa loo isticmaalayaa Doorashada Madaxtooyada iyo Xisbiyada oo bisha danbe qorshaysan.

Sidoo kale,Magaalooyinka Somaliland waxaa si rasmi ah maanta uga bilowday Ololaha doorashooyinka Madaxtooyada,Xisbiyada iyo Ururada.

Doorashada SL,waxaa ka qaybgalaya 7-Urur Siyaaseed iyo 3-Xisbi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading