Waraaqo farmaajo looga soo horjeedo o lagu daadiyay Magaalada Muqdisho

Waxaa degmooyinka  Hodon iyo wadajir gaar ahaan xaafadaha Taleex iyo buulo xuubey lagu daadiyay warqado lagu muujinayo in kalsoonidii lagu qabay Farmaajo ay luntay.

Warqadaha la daadiyay ayaa waxaa ku qornaa in Farmaajo uu lumiyay kalsoonidii shacabka ay ku qabeen, daadinta warqadaha ayaa timid maalmo  kadib magacaabidii xilka ra’iisul wasaaraha dalka.

 

Halkan ka akhriso:-

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Waraaqo farmaajo looga soo horjeedo o lagu daadiyay Magaalada Muqdisho"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading