Warar hordhaca oo laga helayo Shirka Ankara Ee Itoobiya iyo Somaliya

Qodobada laga soo sheegayo in lagu wada gaari doono Shirka Ankara ee Itoobiya iyo Somaliya,waxaa ka mid ah…

1. In MoU laga laaban doono.

2. ⁠In lawada gaari doono heshiis ganacsi.

3. ⁠In Turkey ay noqon doonto ilaaliyaha heshiiska Labada Dal.

 

La soco Wararkayaga danbe.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading