Warar Shabelle TV laga soo xigtay oo xaqiijinaya Geerida Janan

Geerida Cabdirashiid Janan oo uu xaqiijinayo Ugaas uu waraystay Shabelle TV.

Dilka Janan in uu ka danbeeyo Axmed Madoobe oo uu la fududeeyay Aadan Barre iyo Madaxa Sirdoonka Kenya,ayuu Ugaasku sheegay.

Haday dhab noqoto Geerida Janan waxay noqon doontaa mid saamayn adag reebta oo colaad iyo kala tag dhex dhigta Beelaha Reer Jubaland.

 

Halkan ka dhagayso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading