Warar sheegaya in Agaasime ka tirsan Madaxtooyada Puntland loo wado Kursiga Kismaayo Ee Abokor Ciise

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada Puntland,ayay Deni iyo Maxamuud Shido udirayaan Kismaayo.

Agaasimaha,ayaa looga qoray Warqad kale Suldaan Garaase si uu unoqdo Xildhibaanka Beesha Abokor Ciise ee Kismaayo.

Madaxweyne Axmed oo horay uu heshiis wax kala badalasho ula galay Maxamuud Shido,ayaa ka carooday soo jeedintan danbe,sida aan xogta ku helay.

Kursiga Abokor Ciise ee Kusmaayo,waxaa markale raba in uu ka adeegto Maxamuud Shido.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading