Video:-Wararkii udanbeeyay Ee Qaraxa Hotel Afrik Muqdisho

Afar Qof,ayaa weerarka ku Qaadey Hotelka mid Gaariga Qarxay,ayuu wadey Derbiga Gadaale ee Hotelka,ayuuna Gaariga ku dhuftey kaasi meesha,ayuuna ku dhintay sida la xaqiijinayo.

Sedex Dagaalyahano,ayaa Gudaha Hotelka Galay mid ayaa Qarax kuxirnaa wuuna is Qarxiyey Qiyaas ahaantii labo Dagaalyahano ayaa hadda ka dhex dagaalamaya Hotelka ,

Ilaalada Hotelka,waxaa soo gaaray dhimasho iyo dhaawac sida wararku sheegayaan.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtube.com/watch?v=g22QAwu8C4Y&feature=share

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading