Wararkii ugu dambeeyay ee Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax ismiidaamin ah ayaa caawa ka dhacay maqaayada Gelato Divino ee ku taal wadada aada garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in illaa 7 ruux ay ku geeriyoodeen qaraxa, kuwaasoo u badnaa dhalinyaro caan ka ahaa magaalada, sidoo kale tiro kale ayaa ku dhaawacmay qaraxa.

Qaraxan ayaa waxaa fuliyay Qof xirnaa jaakadaha qarxa oo lugeynayay, kaas oo isku qarxiyay maqaayada banaankeeda oo ay fadhiyeen dhalinyaro badan oo ku caweynayay.

Qaar kamid ah dhalinyaradii ku dhimatay Qaraxa Caawa.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading