Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Dalka Chad iyo Gole Milateri oo la wareegay

Bandow ayaa lagu soo rogay xuduudaha dalka Chad ka dib geeridii lama filaanka ahayd ee madaxweynahii dalkaasi.

Gole militari oo uu hogaaminayo wiilka Madaxweynaha dhintay oo lagu magacaabo Mahamat Idriss Deby oo 37 jir ah, ayaa dalka la wareegay waxaana mudo 18 bilood ah la laalay dastuurka dalkaasi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading