Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho.

Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan Qarax Gaari laga soo buuxiyay oo Goordhow lagu Weeraray Xarunta Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa la sheegaya in lagu dhuftay Irida laga galo Xarunta Degmada Hodan,waxaana la sheegaya in

Qaraxa,ayaa geystay Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo Dhaawac .

La soco wararkayaga danbe


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading