Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Mile

6-Dhufays kadib dagaal xoogan ayaa shalay galab ka dhacay magaalada Mile ee Deegaanka Canfarta,kaasoo looga adkaaday Canfartii iyo Militaragii.

TDF xalay waxay si buuxda ula waregtay Mile iyo Jidkii Jabuuti.

Dagaalka Mile Ilaa 1000 Askari,ayaa ku dhintay oo xasuuq,ayaa ka dhacay,Ciidankii magaalada ku dhex dagaalamayna mid kama bixin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading