Wararkii ugu danbeeyay Duqaymaha ay iswaydaarsanayaan Israa’iiĺ iyo Xisbullaah

Saraakiisha Caafimaadka Falastiiniyiinta,ayaa Arbacada maanta ah sheegay in duqaymo habeen hore ay Israa’iil ka fulisay Waqooyiga iyo blBartamaha Qasa ay ku dhinteen ugu yaraan 18-Qof.

Weerarkii ugu dambeeyey,ayaa yimid ayada oo dagaalka Marinka Qasa uu Sanad jirsaday, kuna dhinteen in ka badan 40.000 oo Qof oo Falastiiniyiin ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Caafimaadka Qasa oo Xamaas ay maamusho.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading