Labada dhinac Maanta waxay isdhaafsanayeen Madaafiic.
Balse Ciidamada halganku waa kusii siqayeen,halka kuwa Muuse Biixi dib ugurasho samaynayeen.
Buundadii,waxaa lagu gooyay Dhagxaan waa weyn.
Dhanka kale gurmadkii Laaska si xawli ah,ayuu uga socdaa Gobollada kale ee Puntland.
Dhaawicii cuslaa ee Laascaanood laga keenay,waxaa loo gudbiyay Xamar .
Hawshu si wacan ayay usocotaa marka laga reebo hagrashada Marxuum Deni.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.