Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Towfiiq

Dagaalka hada si buuxa,ayuu u istaagay dhimashada dhanka Towfiq waxay noqitay 12,halka dhaawacuna yahay 23,wax fariisin ah lagama qabsan.

Dhanka Maleeshiyada weerarka soo qaaday ee beesha Sacad khasaaraha gaaray lama xaqiijin karo,waxayse dad giobjoogayaal ah ay noo xaqiijiyeen in uu tira beel yahay dhaawaca iyo dhimashada soo gaartay maadaama ay weerar ahaayeen.

Degmada Towfiq iuo aagii dagaalku ka dhacay waxaa si buuxda gacanta ugu haya Dad Deegaanka Towfiq.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading