Wararkii ugu danbeeyay Ee Kismaayo

Weli waxaa socda hawlgalka sifaynta ee Hotel Cas-Caseey Kismaayo.

Ciidamada Jubaland,ayaa kula dagaalamaya Maleeshiyaadka gudaha ugalay Hotelka.

Senatar Iftiin Xasan Baasto iyo Xildhibaan Caano Nuug,ayaa ka mid ah dadka laga soo badbaadiyay Hotelka ilaa iyo hada.

Ururka Alshabaab waxuu si rasmi ah usheegtay in uu ka dznbeeyo weerarka Hotel Cas-Casey sida uu u sheegay Reuters Afhayeenka kooxda Abuu Muscab.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading