Wararkii ugu danbeeyay Ee loolanka RW-xigeenka 2-Aad

Xasan iyo Aadan Madoobe,waxay isla qaateen
In dib loo dhigo Magacaabista RW/X loo ballan qaaday D&M.

Sidoo kale,waxay isla qaateen in Saalax Jaamac lagu bedelo Siyaasi kasoo jeeda Beesha Dirta koofureed.

Isbadalladan,waxay dhacayaan sida la qorsheeyay Maalinka Axad ah ee Berri foog ku beegan inta uusan Xamse udhoofin Dalka Qatar.

Sida muuqata Dirta Waqooyi Xasan,waa kala tageen,si gaar ah Saalax iyo Xasan waa kala fogaadeen oo Mudaahaaraadkii Shalay ka dhacay Xaafiiska RW,waxaa loo haystaa in uu Saalax ka danbeeyay.

Xasan Geedkuu qabsadaba,waa la go’ayaa.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading