Wararkii ugu danbeeyay Ee Odowaa iyo Dhuusamareeb

Odowaa waxuu tagay Dhuusamareeb shalay.

Tagidiisa kadib waxuu la hadlay Sh.Shaakir oo ku yiri…

“Gaariga Beebaha ah igu soo wareeji,kaasaan ubaahanahay,”

Sh.Shaakir dhankiisa waxuu ugu jawaabay…

“Rag baa meesha ku dhintay adiguna Gaari,ayaad ka hadlaysaa ee hadaad xal kale hayso keen”.

Kadib Odowaa waxuu uyeeray Mascuud Ninka xukumay Ciidamadii Ahlusuna lagala wareegay ee hada Fadaraalka udiwaangashan.

Odowaa waxuu usheegay Mascuud in laga rabo in uu soo Fayliyo 2000 oo Askari oo uu Mushahaar ku qaadan jiray,kuwaasoo Ahlusunna ka mid ahaan jiray.

Sida muuqada Mascuud mahayo xataa 200 oo heegan ah iyo Qalabkooda.

Dhuusamareeb xaalkeedu ma sahlana.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading