Wararkii ugu danbeeyay ee Qaraxii Gaalkacyo

Ciidamada amaanku waxay qarax la diyaariyay ku qabteen Xaafada Garsoor Aaga Fooneeyaha ee Gaalkacyo.

Kadib fashilinta qaraxaas Ciidanka waxaa lala eegtay mid kale oo soo booda ah.

Khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac,ayaa soo gaaray Ciidamada amaanka Puntland.

Beri ayay Laamaha amaanku la wadaagi doonaan Saxaafada wararka Qaraxyadaas.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading