Wararkii ugu danbeeyay Ee Shirka Madasha Bartamaha iyo Koonfurta

Dooda Shirka Madasha Bartamaha iyo Koonfurta..

Doodda XSM:

1. Hal sano oo loo kordhiyo DG.

2. ⁠Afar bilood oo lagu ansixiyo sharciga Doorashooyinka iyo Xisbiyada.

3. ⁠Doorashada oo loo qabto Bartamaha iyo Koofurta Somaliya.

(Waxaa ku raacay Qoor Qoor, Guudlawe, Madaale iyo Laftagareen)

Doodda Axmed Madoobe:

1. DG Dastuurkooda, Baarlamankooda iyo Xukuumadaha aan talada la wadaagno.

2. ⁠Doorashada waxaa ka muhiimsan Midnimada Dalka,mana ahan suurto gal in aan ka tashano PL. Waa in la raadiyaa.

3. ⁠Doorashada waxaan u arkaa in la qabto tan Madaxweynayaasha ilaa iyo bisha November.

4. ⁠Kaddibna Doorashada 4-ta DG iyo tan PL aan isku geyno Shanta sano oo soo socota.

5. ⁠4-ta DG aan bilowno Doorashada Dowladaha hoose iyo Baarlamanada DG.

6. ⁠Doorashada Qaranka aan ku galno Dimoqraadiyad intii aan ka gaarno.

XSM kuma qancin soo jeedinta Axmed Madoobe. Kaddibna safarkii Galabta ayuu dib u dhigay oo caawa kulan kale isugu yeeray.

Halkaas ayay ku hoyanaysaa haatan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading