Wararkii ugu danbeeyay Ee Shirka Muqdisho

Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka waxay isla fahmeen sida wararkii ugu danbeeyay sheegayaan sadex qodob oo kala ah…

1.In Kudarsasho aysan imaan karin xilligan, badalkeedana ay waajib tahay in Doorasho la qabto.

2.In Gudiyo Doorasho laga qabto Dowladaha Xubnaha ka ah DFS,isla markaana Guddiga Doorashada ee hadda jira ay 1-xubin oo kor joogta ah ku yeesho.

3.In Doorashadu ka dhacdo Caasimadaha Dowladaha xubnaha ka ah DFS.

4.In Xisbiyada iyo kuraasta loo bixiyay is xanbaarka aysan xiligan suuragal ahayn in doorasho lagu galo.

Farmaajo,ayaa ka biyo diidsan Qodobadan waxuuna ku doodayaa in aan meesha laga wada saarin waxii kasoo baxay Dhuusamareeb-3.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading