Wararkii ugu danbeeyay Ee xod-xodashada Doorashada

Weli ma bilaaban Lacag bixintii oo Farmaajo iyo kooxdiisii waxay dhawrayaan Deni sida uu wax ubixiyo.

Xasan Shiikh kor buu usoo kacay,kadib markii ay suuqa soo gashay in uu Deni uyahay Plane-B.

Kaalinta Afraad,waxaa isku haysta Khayre iyo Shariif oo aan labadooduba gacan fiicnayn.

Ilaa iyo hada Deni waa Musharaxa 1-aad ee laysla qirsan yahay in uu haysto Xildhibaanada ugu badan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading